Boga Warbixinta

Shape
Shape Shape

Maxaan ka baranaynaa ?

Ugu horayn , arday ku soo dhawoow madashan waxbarasho ee Madiinainstitute.com oo ah websiteka Machadka Madina Online Institute oo halkan idiinku diyaariyay 3 Koorso oo luqada Carabiga ah iyo hal koorso oo ah : Akhriska iyo Qoraalka Afka Soomaaliga, sidoo kale waxaa dhawaan ku soo biiri doona oo aad ka heli doontaan maadooyin kale

Sidee u diyarsan yihiin ?

Kooras kastaa si gaaraa ayaa uu u diyaarsan yahay oo aad u iibsan kartaa koorashka aad xulato , waana casharo duuban (Pre Recorded) oo aad si toosa u arkaysid macalinka oo sharaxaya casharka "Maqal iyo Muqaal"

Sideen isu diwangeliya?

Walaal, waxaad kujisaan halka ay ku qoran tahay ISDIWAANGELI ee kaaga muuqata baasha midig ee wajahada hore ee madashan waxbarasho. Waxaa ka soo hor baxayaa form aad buux buuxinayso oo aad ku qorayso : 1) Magacaaga, 2) Telefoon numberkaaga, 3) Magac af-grasho "Username) iyo ugu dambayntii 4) Number sireedkaaga "Password" waxaanad ku soo afmeeraysaa oo aad gujinaysaa halka hoose ee ay ku qoran tahay CREATE AN ACCOUNT. Sidaas ayaanad xubin kaaga tahay oo aad iskaga diwaangelisay websiteka

Siden u helaa casharada?

Walaal, maadaadma aad isdiwaangelisay oo aad samaysatay Username iyo Password, waxaad u baahan tahay in aad doorato oo aad xulato kooraska aad doonaysid . Waxaanad si fudud uga dhex iibsan karaa isla website dhexdiisa oo aad lacagtana kaga bixin kartaa. Isla daqiiqada aad iibsato waxaa is toos ah (Automatic) ah kuugu furmaaya kooraska aad iibsatay.

Qof kale ma sin karaa Userka?

Machadku ma ogola in aad userkaaga qof kale siisid si uu wax ugu barto . Hadiiba ay arrintaasi kugu dhalato waxaa haboon in aad machadka ogolaasho ka hesho.